Maamulka Degmada Kaaraan oo gacanta kusoo dhigay rag keydinayay maandooriye

Axad, November 9, 2025 (HOL) – Maamulka Degmada Kaaraan oo kaashanaya Ciidanka Amniga ee Police Militario ee Degmada Kaaraan ayaa waxa ay howlgal qorshaysan ka fuliyeen guri ku yaalla Waaxda Nageyle.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu