Hay’adda Istaatistikada Qaranka oo Bilaawday Sahanka Dhaqaalaha Ganacsiga ee 2025

Talaado, September 30, 2025 (HOL) – Hay’adda Istaatistikada Qaranka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday bilaabidda sahanka sannadlaha ah ee dhaqaalaha ganacsiga oo laga sameynayo guud ahaan dalka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu