Ciidanka Booliiska oo Gacanta Kusoo Dhigay Dhalinyaro Falal Khatar ah Ka Waday Garoonka Ciyaaraha Muqdisho

Talaado, September 30, 2025 (HOL) – Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee saldhigga degmada Warta-Nabadda ayaa howlgal amni kusoo qabtay toddobo dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay inay ku kaceen falal halis gelinaya naftooda iyo tan bulshada, gaar ahaan gudaha Garoonka Ciyaaraha Muqdisho.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu