Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ku baaqay in La Dardar-Geliyo Maqaamka Muqdisho iyo Dhismaha Golaha Adeega Garsoorka

Talaado, September 30, 2025 (HOL) -Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa jeediyay baaq culus oo ku saabsan dardargelinta dhismaha hay’adaha garsoorka dalka, gaar ahaan Golaha Sare ee Adeegga Garsoorka iyo Maxkamadda Dastuuriga ah, si loo xaqiijiyo cadaalad iyo kala dambeyn sharciyeed oo sal adag leh.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu