Dowladda Soomaaliya oo xabsiyo ku yaala dalka Congo kasoo deeysay Muwaadiniin Soomaaliyeed

Talaado, September 30, 2025 (HOL) – Safiirka dowladda Soomaaliya ee dalalka Tanzania iyo Congo Danjire Ilyaas Cali Xasan ayaa ku guuleystay inuu kasoo daayo xabsiyo ku yaala dalka Congo muwaadiniin Soomaaliyeed oo halkaas muddo ku xirana, kadib wada hadal uu la galay masuuliyiin ka tirsan dowladda Congo.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu