Hindiya oo Gargaar Bini’aadantinimo usoo Dirtay Soomaaliya

Sabti, Luulyo 26, 2025 (HOL) – Dowladda Hindiya ayaa Soomaaliya usoo dirtay gargaar bini’aadantinimo oo dhan 10 tan, si ay taageero ugu muujiso shacabka Soomaaliyeed oo wajahaya xaalad adag oo ka dhalatay colaado daba-dheeraaday, isbeddelka cimilada, iyo caqabado dhaqaale.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu