Golaha Cuqaasha reer Maakhir oo wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya ugu baaqay inuu dhex dhexaad ka noqdo dhismaha maamulka SSC Khaatumo

Sabti, Luulyo 26, 2025 (HOL) – Golaha Cuqaasha reer Maakhir ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa soo saaray war-murtiyeed ka tarjumaya mowqifkooda ku aaddan dhismaha maamulka cusub ee laga hirgelinayo gobollada Sool, Sanaag, Cayn iyo Haylaan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu