Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay gobolka Hiiraan

Sabti, Luulyo 26, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab aroornimadii hore ee saakay ku qaadeen deegaanka lagu magacaabo birta mudan oo u dhaxeeya degamada Maxaas iyo deegaanka Wabxo.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu