Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo Kulan Istiraatiiji ah Ku Yeeshay Djibouti

Axad, Luulyo 27, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan rasmi ah la yeeshay Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, si ay uga wada hadlaan arrimo muhiim ah oo la xiriira amniga, iskaashiga dhaqaale, iyo gurmadka bani’aadantinimo.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu