Howlgal khasaare lagu gaarsiiyay Al-shabaab oo ka dhacay xadka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

Arbaco, Luulyo 2, 2025 (HOL) – Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo kaashanaya kuwa dada deegaanka ayaa howlgalo qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu