Isniin, Agoosto 4, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo ay iska kaashanayaan ciidanka xooga dalka iyo kuwa AUSSOM oo saacadahii lasoo dhaafay laga fuliyey gudaha iyo duleedka deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose.