Isniin, Agoosto 4, 2025 (HOL) – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa fuliyey howlgal qorsheysan oo ka dhacay agagaarka tuulooyinka Deegaanleey, Muryaale, iyo Ceelka Waranle, kuwaas oo ku teedsan wabiga Shabeelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe.