Howlgal lagu dilay horjooge iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Khamiis, Agoosto 28, 2025 (HOL) – Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaarka ah Kumaandooska Danab ayaa xalay howlgal qorsheysan oo lagu dilay horjooge ka tirsanaa maleeshiyada Al-shabaab iyo ilaaladiisa ka fuliyay tuulada Farsooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu