Imaaraadka Carabta oo Soomaaliya ku Dartay Liiska Wadamada laga Mamnuucay Fiisaha Gelitaanka sanadka 2026

Sabti, September 20, 2025 (HOL) – Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa shaacisay liis cusub oo ah wadamada laga mamnuucay in muwaadiniintooda la siiyo fiisooyinka gelitaanka Imaaraadka laga bilaabo sanadka 2026, Go’aankan ayaa lagu faahfaahiyay bayaan rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Imaaraadka, waxaana lagu sheegay in liiska lagu daray Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu