Sabti, September 20, 2025 (HOL) – Soomaaliya ayaa ku eedeysay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inuu ku guul darreystay dhaqangalka qaraar loogu talagalay ilaalinta xuquuqda aasaasiga ah ee dadka Gaza.