Madaxweynaha Soomaaliya oo Qaabilay Xiddigta Caalamiga ah ee Feerka, Ramla Cali

Sabti, September 20, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka xiddigta Soomaaliyeed ee caalamiga ah, Marwo Ramla Cali, oo si weyn ugu caan baxday ciyaaraha feerka heer caalami, isla markaana ku meteshay magaca iyo calanka Soomaaliya meelo badan oo dunida ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu