Axad, September 28, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya is rasaaseeyn duhurnimadii maanta ku dhexmartay bartamaha magaalada Baledweyne askar ka wada tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya.