Dekedaha Muqdisho iyo Berbera oo loo aqoonsaday kuwa ugu wanaagsan Bariga Afrika

Axad, September 28, 2025 (HOL) – Dekedaha magaalooyinka Muqdisho iyo Berbera ayaa loo aqoonsaday kuwa ugu wanaagsanaa Bariga Afrika sanadkii tagay ee 2024-kii, sida lagu shaaciyay daraasad ay si wadajir ah u soo saareen Bangiga Adduunka iyi Hay’adda Xog uruurinta Suuqa Caalamiga ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu