Nin madax ka ah shabakad ka ganacsatada jidhka hablaha oo lagu xidhay Imaaraatka Carabta

Axad, September 28, 2025 (HOL) – Charles “Abbey” Mwesigwa, oo ah muwaadin Yugaandhiis ah oo BBC-du khashiftay in uu madax ka yahay shabakad sharci-darro ah oo haweenka ku xadgudubta, ayaa lagu xidhay magaalada Dubai kadib markii baadhitaan ballaadhan oo ay sameeyeen wariyeyaasha BBC Africa Eye lagu iftiimiyay hababka uu u adeegsado marin-habaabinta gabdhaha da’da yar si uu uga ganacsado jidhkooda.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu