Axad, September 28, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si weyn uga digay khatarta sii kordheysa ee ka imaaneysa adeegsiga xad-dhaafka ah ee Teknolojiyadda Sirdoonka Artificial (AI), gaar ahaan sida loogu adeegsanayo in lagu faafiyo warar been abuur ah iyo muuqaallo khaldan oo si qaldan u metelaya hoggaamiyeyaasha dalka.