Axad, Agoosto 24, 2025 (HOL) – Safiirka dalka Itoobiya ee Ankara, Adem Mohammed, ayaa beeniyay in la joojiyay kulamadii farsamo ee lagu dhameystirayay fulinta baaqii Ankara.