Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ee Sanad Dugsiyeedka 2024-2025

Axad, Agoosto 24, 2025 (HOL) – Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi aj u shaacisay natiijada Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada sare ee dalka ee sanad dugsiyeedka 2024-2025.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu