Jacob Frey oo markiisii saddexaad ku guuleystay Duqa Minneapolis

Arbaco, November 5, 2025 (HOL) – Jacob Frey ayaa si rasmi ah mar kale loo doortay duqa magaalada Minneapolis, isaga oo ka adkaaday senatarka gobolka minnesota, Omar Fateh kaddib laba wareeg oo tirinta codadka kala sarreynta ah oo la qabtay.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu