Madaxweynaha Ukraine oo waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay safiirka Soomaaliya ee dalkaas

Arbaco, November 5, 2025 (HOL) – Madaxweynaha waddanka Ukraine, Volodymyr Zelenskyy, ayaa si rasmi ah u aqbalay waraaqaha aqoonsiga ee Safiirka cusub Soomaaliya ee Ukraine, oo xaruntiisu tahay Belgrade, Serbia, Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu