Khamiis, November 6, 2025 (HOL) – Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula yeeshay wafdi ka socda dowladda Ciraaq.