Talaado, Luulyo 8, 2025 (HOL) – Taliyahii hore ee ciidanka dhulka Soomaaliya Jeneral Maxamed Tahliil Biixi ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay muhiimada kooxda Al-shabaab u leedahay qabsashada magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan.