Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan

Talaado, Luulyo 8, 2025 (HOL) – Xaalada degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa saaka ah mid degan, kadib dagaalo culus oo Shalay ilaa Xalay ku dhexmaray gudaha iyo daafaha magaaladaas ciidanka dowladda iyo kuwa Macawiisleyda oo dhinac ah iyo kuwa Al-shabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu