Puntland oo sheegtay in howlgal cirka ah lagu dilay saraakiil sare oo ka tirsan kooxda Daacish

Talaado, Luulyo 8, 2025 (HOL) – Maamulka Puntland ayaa sheegay in howlgal cirka ah oo ka dhacay dooxada Baalade ee buuraha Cal Miskaad lagu bartilmaameedsaday xubno sare oo ka tirsan kooxda Daacish, isla markaana la xaqiijiyay in la dilay bartilmaameedkii ugu weynaa.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu