Jubbaland oo sheegtay xiisada Gedo ka taagan inay xiriir laleedahay khilaafka biyaha webiga Niil

Khamiis, Agoosto 7, 2025 (HOL) – Jubbaland ayaa si kulul uga hadashay xiisadda colaadeed ee ka taagan gobolka Gedo, iyadoo sheegtay in duullaanka cusub ee halkaas ka socda uu yahay mid xiriir laleh ajendayaal dibadeed oo si gaar ah ugu xiran khilaafka biyaha Webiga Niil.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu