Isniin, October 20, 2025 (HOL) – Kenya ayaa mar kale walaac weyn ka muujisay hoos u dhaca miisaaniyadda loo qoondeeyey howlgallada nabad ilaalineed ee Soomaaliya, iyadoo ka digtay in ay wiiqmaan dadaallada xasillinta Soomaaliya.