Axmed Madoobe oo sheegay in Sirdoonka Jubaland ay kaga horeeyso xog helista sirdoon Hay’adda NISA

Talaado, October 21, 2025 (HOL) – Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa si adag u sheegay in hay’adda sirdoonka iyo nabadsugidda Jubaland (JISA) ay haatan tahay hay’adda ugu awoodda badan uguna xog-ogaalsan arrimaha amniga ee Geeska Afrika.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu