Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay qorshaha dirista ciidamada Masar ee hawlgalka AUSSOM

Talaado, October 21, 2025 (HOL) – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisaalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa Masar, Badr Abdelatty oo ku kulmay shirweynaha shanaad ee Aswan ee Nabadda iyo Horumarka Joogtada ah, ayaa ka wada hadlay diyaarinta qorshaha lagu soo dirayo ciidamo Masar ah oo qayb ka noqon doona Hawlgalka AUSSOM.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu