Axad, September 28, 2025 (HOL) – Laba dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo lagu qabtay iyaga oo ku xadgudbaya calanka dalka Kenya intii lagu guda jiray ciyaar kubadda cagta ah oo ka dhacday garoonka Nyayo National Stadium, ayaa maxkamad lagu soo taagay magaalada Nairobi, iyaga oo wajahaya dacwado badan.