Soomaaliya iyo Saaxiibada Caalamiga ah oo kawada hadlay xoojinta taageerada AUSSOM

Axad, September 28, 2025 (HOL) – Dowladda Federaalka Soomaaliya, Guddiga Midowga Afrika (AUC), Qaramada Midoobay (UN), iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska (UK), ayaa si wadajir ah u qabtay kulan ka dhacday Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee New York, taas oo lagu xoojiyey taageerada iyo xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM).

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu