Kenya oo Qoys Soomaaliyeed kala wareegtay Haramacad ay ku daryeelayeen Koonfurta Wajeer

Jimco, October 24, 2025 (HOL) – Tuulada Kursi ee degmada Wajeer, ayaa si weyn looga ammaanay qoys Soomaaliyeed oo muddo ku dhowaad laba sano daryeelay haramacad dhal ah, kadib markii ay si lama filaan ah uga heleen meel cidla ah, sida ay sheegtay Wakaaladda Adeegga Duurjoogta Kenya (KWS).

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu