Khamiis, October 23, 2025 (HOL) – Midowga Yurub (EU) iyo Dowladda Masar ayaa si wadajir ah ugu baaqay in la xoojiyo taageerada caalamiga ah ee Soomaaliya, iyaga oo ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay iskaashiga caalamiga ah iyo ka qeybgalka deeq-bixiyayaasha cusub ee Soomaaliya.