Golaha Wasiiradda Jubbaland oo ka shiray doorashooyinka golayaasha deegaanka degmooyinka Jubbaland

Khamiis, October 23, 2025 (HOL) – Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada maamulkaas, kaasoo diiradda lagu saaray arrimo ay kamid yihiin doorashooyinka golayaasha deegaanka Jubbaland.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu