Khamiis, October 23, 2025 (HOL) – Prof. Yahya Amir ayaa si kulul uga hadlay go’aanka Golaha Wasiirrada ee ku saabsan qaabka loo qeybiyay degmooyinka Muqdisho, isagoo ku tilmaamay mid aan sharciyad buuxda lahayn isla markaana ka hor imaanaya nidaamka federaalka ee Soomaaliya lagu dhisay.