Axad, November 9, 2025 (HOL) – Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarkii foosha xumaa ee ka dhacay deegaanka Daduumay oo lagu gubay nin waayeel ah oo madaxa looga jiray.