Kooxda Al-shabaab oo la wareegtay deegaan ka tirsan ee gobolka Hiiraan

Talaado, Agoosto 5, 2025 (HOL) – Wararka ka imaanaya deegaanka Goobo oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Kooxda Al-shabaab ay si buuxdo ua wareegeen.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu