Talaado, Luulyo 15, 2025 – Kooxda Daacish ee weli ku sugan buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa bilaabay falal cusub iyagoo afduub iyo dhac u geysanaya dadka reer miyiga ah ee ku dhow goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan, sida ay ogaatay HOL oo la xiriirtay ilo-wareedyo rasmi ah.