Mudada Is-diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Lagu Kordhiyay

Talaado, Luulyo 15, 2025 – Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay in ololaha is-diiwaangelinta codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir la kordhiyay muddo hal bil ah, taasoo ka dhigan in is-diiwaangelintu sii socon doonto ilaa 15-ka Agoosto 2025.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu