Ku dhawaad 100 ka mid ah dagaalamayaasha Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Hoose

Talaado, Agoosto 5, 2025 (HOL) – Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgalo khasaare xoogan lagu gaarsiiyay kooxda Al-shabaab oo ay iska kaashadeen ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dowlada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka AUSSOM, kasoo laga fuliyay deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu