Kulan looga hadlaayay dardar galinta dagaalka Al-shabaab oo ka dhacay Baledweyne

Khamiis, Agoosto 21, 2025 (HOL) – Galinkii dambe ee Shalay waxaa magaalada Beledwayne ee xarunta gobolka Hiiraan ka qabsoomay kulan looga hadlaayay dardar galinta dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab iyo sidii looga xureyn lahaa meelaha ay kaga sugan yihiinHiiraan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu