Frank Caprio oo loo yaqaanay “Garsoorihii ugu naxariista badna adduunka” oo geeriyooday

Khamiis, Agoosto 21, 2025 (HOL) – Garsoore Frank Caprio, oo caan ka ahaa gudaha iyo dibadda Maraykanka, ayaa geeriyooday isagoo 88 jir ah, sida ay qoyskiisu ku sheegeen qoraal lagu daabacay bartiisa Instagram. Caprio oo lagu yaqaanay naxariis badni ayaa muddooyinkii u danbeeyay la dagaalamayay xanuunka kansarka ganaca (pancreatic cancer) oo sanadkii hore lagu ogaaday.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu