Khamiis, Agoosto 21, 2025 (HOL) – Muthar Hamid Qaayid oo kamid ah Daacishtii lagu qabtay magaalada Boosaaaso ayaa sheegay in uusan ka qoomameynayn ku biiristiisa Daacish xitaa haddii la toogto.