Qarax Miino oo Ka Dhacay Deegaanka Jabad Geelle ee duleedka magaalada Muqdisho

Khamiis, Agoosto 21, 2025 (HOL) – Qarax miino oo lala beegsaday gaari ay la socdeen odayaal caan ah ayaa ka dhacay deegaanka Jabad Geelle, oo hoos yimaada Ceelasha Biyaha, duleedka magaalada Muqdisho, Qaraxa ayaa ka dhacay xilli uu gaarigu marayay waddo ka mid ah jidadka deegaankaasi, waxaana la sheegay in miinada loogu aasay hareeraha waddada.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu