Kenya oo qabatay saddex gaari oo siday sonkor iyo saliid si sharci darro ah looga keenay Soomaaliya

Khamiis, Agoosto 21, 2025 (HOL) – Hay’adda La-dagaallanka Badeecadaha Been-abuurka (ACA) ayaa qabatay saddex gaari xamuul ah oo siday sonkor iyo saliidda cuntada oo si sharci-darro ah looga soo gelinayey Soomaaliya gudaha Kenya, taasoo la sheegay inay dhirbaaxo weyn ku tahay shabakadaha ganacsiga sharci-darrada ah ee ka hawlgala xeebaha.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu