Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo Madaxweynaha ku eedeeyay inuu rabo inuu kursiga sii joogo

Khamiis, Agoosto 21, 2025 (HOL) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta qabtay shir jaraa’id oo uu si adag ugu weeraray Madaxweynaha hadda talada haya, Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ku eedeeyay inuu isticmaalayo hadallo qabiil ku saleysan si uu kursiga ugu sii nagaado.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu