Laba ka mid ah horjoogeyaasha Al-shabaab iyo ilaaladooda oo lagu dilay gobolka Baay

Khamiis, November 6, 2025 (HOL) – Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan Ururka 47-aad guutada 8-aad ee qeybta 60-aad ayaa deegaanka Deynuunaay iyo deegaano hoostaga ka fuliyey howlgal lagu dilay horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu